Home Uncategorized

Category: Uncategorized

Post
Mooshin laga gudbiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la baabi’iyay

Mooshin laga gudbiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la baabi’iyay

Sept 09-(SomaliSwiss)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ku dhawaaqay in la laalay soo jeedintii xildhibaanno ka tirsan Golaha ay ku dalbanayeen xil-ka-qaadista Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Yuusuf Cali (Xoosh). Go’aanka ayaa yimid kadib markii guddoonku uu hubiyay saxiixyada xildhibaannada ku lifaaqnaa soo jeedinta. Baaritaanka kadib, qaar ka mid ah...